Cali Guudlaawe iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmo xeebeedka Cadale (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Xeebeedka taariikhiga ah ee Cadale. Madaxweynaha iyo wafdiga balaaran ee uu hogaaminayo ayaa isugu jiraan Wasiiro iyo Xildhibaano heer federaal, xubno labada gole ee Dowlada Hirshabeelle Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Saraakiil iyo Marti sharafta kale waxaa si wayn … Continue reading Cali Guudlaawe iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmo xeebeedka Cadale (Sawirro)